Somaliland oo sheegtay in goob Ceel Biyood laga qodayey uu ka soo baxay shidaal

Somaliland ayaa sheegtay in raadka wax u muuqda shidaal laga helay degaanka Baha-Dhamal oo ka tirsan degmada Sallaxley. Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaarada ayaa sheegay in goobta shidaalka uu ka soo baxay markii hore laga qodayay Ceel Biyood riig ah. “Calaamado muujinaya in shidaal ku jiro ayaa naga … Continue reading Somaliland oo sheegtay in goob Ceel Biyood laga qodayey uu ka soo baxay shidaal